Ardo iyo Mire way ciidayaan
Bokus
Ardo iyo Mire waxa ay ku nool yihiin magaalada Hargeysa. Marka ay bisha Ramadaan dhammaato waxa ay maalinta ciidda samaysan doonaan xaflad weyn! Hal toddobaad ayaa ka dhiman Ciidalfidrigii. Buuggan waxa ay Ardo kaga sheekaynaysaa sida ay qo...
334.00 kr